Akhriste waxaan kuugu bishaareenayaa in aan kuguuleystay baadigoobkii Aan kujira

Akhriste waxaan kuugu bishaareenayaa in aan kuguuleystay baadigoobkii
Aan kujiray oo aan jelay wiilkii iyo gabadhii soomaaliyeed. Magaalokasta oo aan tago waxan lakul maayey dhalin yaro soomaliyeed oo aad u jecel dalkooda ka gubanay dib udhaca ku yimid dalkooda,jecelna inay dalkooda kadhigaan midka aduunka ugu hormarsan.
Sikastaba ha ahaate waxan safarkeygii soo gaaba beeye taa riikhdu markay aheyd 14/4/2011 waxan magalda hargeysa kasoo raacay diyaarad uu leeyahay dalka etobiya aniga ku solqbtey dalkanmasar oo waxbarasho iiga socotay markii horen aan safarkeygii kasoo bilabay dalka somaliya .

Posted in Uncategorized

Place this order or similar order and get an amazing discount. USE Discount code “GET20” for 20% discount